Galmudug oo Shaacisay tirada Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Al Shabaab ku galeen Baxdo

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo dhoor jiho ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baxdo oo hoostagta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Dagaal culus oo saacado socday ayaa gudaha Baxdo iyo duleedkeeda ku dhax maray dagaalyahanada Al Shabaab iyo dagaalyahano katirsan Ahlu Sunna oo gacan ka helayay ciidamada … Continue reading Galmudug oo Shaacisay tirada Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Al Shabaab ku galeen Baxdo